Page Icon  iPrice - Søg og køb
Hint: Sæt '-' foran søgeord der ikke må fremgå i resultaterne
Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin
Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah , aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah dhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh.
Kategori: Bøger (usorteret)


Køb billigst hos til - kr.
-- Beklager, Historiske data er i øjeblikket ikke tilgængelige --
Page generated in 7.7019 msec.
online database: main