Cadaabtii Ifka (Somali Edition)
Sheeko taxane ah oo ka warramaysa dagaalladii dalkii Soomaaliya ee si gaar ah uga dhacay gobolladii woqooyi ee berigaa. Dhibaatooyinkii dadka rayidka ahi kala kulmeen dagaalkii, cadaadiskii iyo cabudhiskii xukunkii kelitaliskii Soomaaliya ayaa sheekada xuddun u ah.
Køb billigst hos til - kr.